November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidan argagixisadu ka naxdey oo Muqdisho lagu diyaariyay: SAWIRO

Dawladda fadhiidka ah ee Muqdisho ee Xasan Sheekh rabo in uu ku soo noqdo ayaa loo tababaray ciidan argagixisadu ka naxdey oo uGu daadan doona hogaga iyo guryaha dadka at ku dhuuntaan.



Ciidankaan oo tababarkooda kalin ka qaadatey Midowga Yurub ayaa la baray xeelado badan oo ay kula dagaallamaan A-shabaab, waxaana tababarka loogu soo xirey Xerada Jeneraal Dhego Badan ee Muqdisho.



Ciidamadan ayaa u diyarsan in daaqadaha ay uga daataan Al-shabaab, waliba la dhexgeeyo deegaannada sida gaarka ah ee Al-shabaab u maamulaan.

Hoos ka arag Sawirada:





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS