Waxa garoonka magaalada Muqdisho ka soo degay ciidan aad u tababaran oo lagu soo tababaray dalkaasi Turkiga. Ciidankan kamaandoosta ah ee Gor-gor ayaa mudooyinkii dambe joogey Turkiga. Dawlada Turkiga ayaa xero weyn ku leh magaalada Muqdisho oo ay ku tababarto ciidanka qaranka.
Waxa xeradaa ku baxay ku dhawaad 3000 oo askari oo dawladu siiso agabyada kala duwan ee ayna ku jirin hubka waaweyn ee ay isku difaaci lahaayeen.
Wasiira gaashaandhiga oo ka hadlaayay askartan sida xooga u tababaran ayaa sheegay in dawladu xooga saartey dib u dhiska ciidanka oo ah halka qaranku ka liicayo. Dib u dhiskaas ayaa waxa ka naxaya cadowga gudaha iyo dibedda sida Kiiniya hadda.
C/laahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay