Ciidanka amniga oo soo bandhigey qarax laga badbaadiyay ummada: SAWIRO
Hawlgal miino baaris oo ay wadeen ciidanka amniga weliba kuwa danab ayaa ummada looga badbaadiyay miino dhulka lagu aasay. Ciidanka ayaa soo faqay miinada iyo walxihii qaraxa ee Ku xirnaa oo ay Ku jirto telfoonka.
Saraakiisha ayaa waxa ay sheegeen in hawlgalkaas lagu soo saaray miino dhowr ah oo lagu aasay deegaannada Koban iyo Bangeen.
Wadada xiriirisa deegaannada Koban iyo Bangeen ee Gobolka Jubbada hoose ayaan la marin mudooyinkii u dambeysay kadib markii dhowr mar argagixisadu Ku xasuuqdey wadadaaa.
Waana sababta keentay in ciidanku Ka sifeeyaan miinada si dadku u isticmaalaan. Argagixisada ayay caadi u tahay in ay xasuuqaan muslimiinta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...