Taliyaha ciidanka qaranka ee Finasuweyla ayaa wacad ku maray inuu daacad u noqonayo dalkiisa iyo dastuurkiisa, difaacina doono qaranimada dalka, waxkasta oo ay ku qaadato.
Hadalka jeneraalka ayaa imaanaya markii Trump sheegay inuu aqoonsan yahay hogaamiyahs mucaaradka oo si xun loogu garaacay doorashadii dalka.
Wadamada la jaarka ah Finasuweyla qaarkood ayaa iyaguna raacay Trumo halka Faransiiska iyo Ingiriiska oo ku daba dhrgan Maraykanka iyaguna taageereen hogaamiyaha mucaaradka.
Dhinaca kale wadamada xorta ah ee Ruushka, Shiinaha, Turkiga iyo Booliifiya ayaa iyaguna sheegay inay raacsan yihiin dawlada saxda ah ee reer Finasuweyla doorteen.
Ruushka ayaa sheegay inuu cambaareynayo talaabada Trump ku taageeray sharci darada uguna baaqay inuu ka fogaado farogelin aanu jeclaan doonun hslka ay ku damveyn doonto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABIBEWS