Paris 09 Jan 2015–Ciidanka kamandoosta Faransiiska ayaa ku guulaystay inay dilan sadex ah argagixisadii xarunta wargeyska ku xasuuqay 12-ka qof inkastoo la haystayaal ay haysteen ay iyaguna dhinteen. Ciidanka kamandoosta ayaa la arkayay iyagoo si xeeladaysan u dilay dhiigmiiratada.
Argagixisada ayaa ku dhuuntey tukaan hilibka lagu iibiyo oo Yuhuudu leedahay waxayna hore u kaxaysteen dadale o aan waxba galabsan si ay gaashaan uga dhinteen.
Ciidanka kamandoosta ayaa loo jeedaa iyagoo galaya oo rasaas la dhacaya labada argagixiso ee si arxandaro ah u dilay dad warggeys ka shaqeeya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay