Ciidanka liyuu booliiska iyo maleeshiyo wada socda ayaa dad beeralay ah ku diley deegaan ka tirsan Harawa. Wararka ayaa sheegaya in dadka deegaankaasi cabasho muujiyeen kadbna ay ku baxeen ciidan laga direy Awbarre.
Wixii intaas ka dambeeyay waxa la sheegay in rasaas dhacdey halkaasna lagu diley sadex ka mida dadka deegaanka. Ciidanka ayaa la sheegay in ay ka biyo diideen calanka federaalka oo dadkaasi la soo baxeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay