Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Ciidanka oo soo bandhigey meydka sadex argagixiso magaalada Samareeb

Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo bandhigey meydka laba argagixiso oo hoobiye ku weeraray madaxda qaranka ee jooga Samareeb. Meydka ayaa saaka la soo bandhigey markii lagu guulaystey in la dilo waxyar kadib markii ay soo tuureen hoobiyaha.



Hoobiyeyaasha la soo tuurtey ayaa qaarkood xalay ku dhacay garoonka magaalada Samareeb laakiin nasiib wanaag isla markiiba waxa loogu tagey halka ay ka soo tuureen maadaama magaaladu Muqdisho ahayn oo la wada arkayo cidhif ilaa cidhif.

”Ma baxsan markay soo tuureenba waanu ogaanay waanan dilney sadex ka mida halka mid afraad aan dhaawac ahaan ku qabanay ayuu yiri afhayeen u hadlay ciidanka.



Waxa sidoo kale hawlgalka lagu qabtey qoryo iyo miinooyin ay rabeeninay aaseen xilli amaanka magaaladu aad u adagtahay. Samareenb ayaa waxa ka furmaya kulanka maamul jufeedyada iyo dawlada dhexe, waxana si ula kaca u soo daahay labada horjeege ee kooxda beesha caalamku wadato ee Axmed Madoobe iyo Siciid Deni.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...