Ciidanka Siilaanyo oo rasaas nool ku furay banaanbax ka dhacay Lawyacado iyo cid u hadasha oo aan jirin
Lawyacado–Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Lawyacado ayaa sheegaya in shacabku banaanbax ka rideen halkaas ay uga soo horjeedaan ciriiriga la galiyay iyadoo kolba dhinac ay u eryadaan maleeshiyada Siilaanyo iyo ciidanka Jabuuti.
Cunaqabatayn xoogleh ayaa saaran gobolada xeebta ee Awdal tas oo dadku markasta ka gadoodaan inkastoo wali aan la hayn khasaaraha dhabta ee ka dhashay rasaasta nool ee loo adeegsaday dadkaas.
Wararka ayaa sheegaya in la xidhay dad farabadan qaarna lala dhacay qoriga dabadiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...