Ciidanka xooga dalka Asarbajaan oo nadiifin ku bilaabay masaajidii doofaarka lagu shubey: daawo
Kadib guusha weynayd ee ciidanka Asarbajaan dib u xoreeyeen dhulkooda laga haystey mudada 30-ka sano ayaa ciidanka xoreeyay dhulka ay hadda bilaabeen inay nadiifiyaan masaajidii Armiiniya ka dhigtey meel khansiirka lagu daadiyo.
”Waxay Armiiniya gebi ahaanba isku daysday inay masaxdo taariikhdii diinta Islaamku u lahayd dhula ay xooga ku qabsatay ayadoo caawimo weyn ka helaysa Ruushka. Hadda oo Ruushku mar labaad u soo gurmadey oo ka badbaadiyay inay laga tirtiro dhulka waxay durba ka hadlayaan in loo naxariisto.
Ciidanka xooga ee Asarbajaan ayaa muddo bila ku burburiyay ciidankii is waalayay ee isla lahaa hogaga aad ku jirtaan leydinka saari maayo laakiin loogu daatey laguna burburiyay.
Hoos ka daawo ciidanka xooga Asarbajaan oo xaaqaya masaajidka weyn ee magaalasa Shusha.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...