X

Ciidanka xooga dalka Aserbajaan oo dib u xoreeyay magaalada Xadruud iyo jabka Armiiniya: Daawo

Ciidanka xooga dalka ee Aserbajaan oo hilfaha u qaaday ciidanka Armiiniya ayaa dib u xoreeyay magaalada Xadruud ee u dhow dalka Iiraan. Armiiniya ayaa hore u beenisay inay magaalada Lumisay, waxase Aserbajaan soo bandhigtey muuqaal cadaynaya inay gebi ahaanba eryadeen ciidankii Armiiniya.



Ciidanka Armiiniya ayaa gebi ahaanba ka cararay goobaha qaar kadib markii hilfaha loo qaaday dhulkana lala simey gaadhigii dhaqaaqaba. Waana ta keentay inay qaylo dhaan u dirsadan Ruushka iyo xabad-joojin.

Hoos ka daawo sida loo burburiyay difaacii Armiiniya



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.