12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka xooga dalka iyo sida uu u baacsado argagixisada

Waxa soo kordheysa tayada ciidanka xooga dalka ee jooga Koofurta dalka ayadoo hadda ay awood u leeyihiin inay baacsadaan argagixisada xalaashatey dhiiga Muslimiinta, aygoo ku farxa marka ay gaystaan xasuuq aad u farabadan.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS