Suudaan oo dib ugu yeeratay safiirkeedii Itoobiya iyo xiisada oo aan deganayn
Suudaan ayaa sheegtay inay dib ugu yeertay safiirkeedii Itoobiya. War ka soo baxay wasaarada arimaha dibedda ayaa lagu sheegay in safiirkii u fadhiyay dalkaasi dinb loogu yeeray ayadoo lala samaynayo wadatashi.
Xiisada laba dhinac ayaa sii xumaatey kadib dagaal ka dhacay xuduudka aan jeexnayn ee labadaasi dal oo ay degan yihiin beeralay Itoobiyaana. Waxa Axmaarada halkaasi degan ay dagaal ku qaadeen qoomiyada Bishanguul oo Muslim u badan degana aaga biyo xidheenka.
Sanadkii hore ayaa labada dal uu dhexmaay dagaal aan badnayn kadib markii Itoobiya oo baacsanaysa Tigreega uu dagaalkii la galay xadka labada dal. Beeralayda deganaa aagaas ayaa intooda badan hadda ay ku dhacday bilaa dhul.
Dhinaca kale Tigreega ayaa sheegtay inay dileen askar badan oo ka tirsan ciidanka Itoobiya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
February, 28, 2021
Waa barnaamijka kaftanka siyaasada oo lagu lafogurey xaaladihii ...
February, 28, 2021
Waxa maalmihii u dambeeyay banaanbaxyo dadku iskood isku ...
February, 27, 2021
Waxa niyadjab xoogweyn ku dhacay Kiiniya iyo Imaaraadka ...
February, 27, 2021
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa qiratey markii ...
February, 27, 2021
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa si toosa ugu ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
February, 7, 2021
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan ...
February, 7, 2021
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha ...
February, 6, 2021
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay ...
February, 5, 2021
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u ...
February, 4, 2021
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega ...
February, 2, 2021
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo ...
February, 2, 2021
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo ...