November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka xooga oo baacsaday argagixiso gobolka Gedo

Ciidanka xooga dalka ee agab la’aantu hayso ayaa baacsaday argaixiso rasaas ku soo riday kadibna ooda wax ka dayay gobolka Gedo gaar ahaan deegaano u dhow caasimada Garbahaaray. Taliyaha hogaamiya ciidanka xooga ee raadinaya dhiigmiiratada ayaa ka waramay sidey u baacsaanayaan ilaa haddana ayna arkay wax argagixiso.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS