Shilin Somaliga oo Laascaanood laga diidayo iyo banaanbax ka dhacay
Ganacsatada magaalada Laascaanood ayaa diideysa shilin Somaliga duugoobey ee magaalada sida qashinka uga buuxa. Shilin Somaligan ayaa inta badan la soo daabacdaa kadibna lagu bedeshaa lacag xalaala. Waxa markii ugu horeysay diidey shilin Somaliga horjooge Siciid Deni oo dalbaday in doolar uu wax ku cashuurto.
Waxa arintaa diidey dadka Butlaan waxayna abuurtey sicir barar kii ugu darnaa deegaanada horjooge Siciid Deni. Magaalada Burco iyo deegaanada kale ee maamulka Somalilaan ayaa iyagana lacagta shilin Somaliga ah looga bedeshay mida buga oo ka sii daran.
Haddaba diidmada shilin Somaliga magaalada Laascaanood ayaa waxweyn u dhimaysa dadka danyarta oo shilin Somaligu faaiido u leeyahay maadaama ayna awoodeyn lacagta adag ee doolarka.
Waxase jirey in muddo in maamulka Somalilaan uu lacagta bugta uu rabay inuu keeno Laascaanood, taas oo dadku si adag u diidi doono.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...