Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Ciidanka xooga oo kordhiyay baacsiga argagixisada: SAWIRO

Ciidanka xooga dalka gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha hoose ayaa xoojiyay baacsiga argagixisada oo u diidey inay is urursadaan si ay u dhibaateeyaan ummada Somaliyeed. Waxa baryahan xooga la saaray sidii fadhi loogu diidi lahaa.

Deegaanada laga xoreeyay argagixisada ayaa waxa ka mida Bariire, Aw-dheegle, Mubaarak iyo Janaale. Ciidanka oo raxan raxan u socda ayaa duhur cad mara deegaano horleh.



Gaashaanle C/raxmaan Shiikh Cumar ayaa sheegay in ay doonayaan in Shacabka Ku nool Awdheegle, Mubaarak iyo Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay ka dulqaadaan ,isla markaana qorshahaas uu yahay mid xilligaan geba-gabo ah.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa howlgallo ay sameeyeen Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB waxa ay la wareegeen deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose sida Sabiib Caanoole iyo deegaanka Bariire oo ay horay dhiiga uga jaqayeen dhiigmiiratada kooxda gaaleynta ee shabaab.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...