X

Ciidanka xooga oo u daatey goob jiqa oo argagixisadu kaga sugnayd Mudug

Waxa baryahan socday hawlgalo argagixisada looga xoreynaayay deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Mudug gaar ahaan aaga tuulada Qaycad oo ah inta badan dhul buuro iyo dhira.

Haddaba abaanduulaha ciidanka lugta Biixi ayaa ka waramay sida argagixisadu ooda u jebisay markii la weeraray. ”Xarardheere kama sokeeyaan haddana waa ku daba jirnaa ayuu yiri abaanduule Biixi.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.