Ciidanka Yugaandha ee AMISOM oo dib ula noqdey war hore oo ay qoreen
Ciidanka Yugaandha ee jooga Koofurta dalka ayaa dib ula noqday war ay ku sheegeen inay dileen 189 ka tirsan dhiigmiiratada shabaab, warkaas oo markii la soo faafiyay ka yaabisay sirdoonka Somnaliya iyo aduunkaba.
”Warku sidiisaba farxad ayuu ahaan lahaa laakiin tirada ay sheegteen ciidanka Yugaandha waa tiro aad u badan oo aan is qarin karin xilli askarta Amisom ay hadda iska jaqaan lacagta ay qaataan oo ayna wax dagaal qaadin ayuu yiri Cali Calasow.
Warbuixin kooban oo ay bixiyeen ayay ku sheegeen ciidankas Yugaandha ee ka tirsan in sheekada ayna waxba ka jirin oo ayna haynin mid ay ku bedelaan. Beentan cad ayaa wax u dhimaysa wararka dambe ee ay soo saari doonaan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...