X

Ciidanka Yugaandha ee AMISOM oo dib ula noqdey war hore oo ay qoreen

Ciidanka Yugaandha ee jooga Koofurta dalka ayaa dib ula noqday war ay ku sheegeen inay dileen 189 ka tirsan dhiigmiiratada shabaab, warkaas oo markii la soo faafiyay ka yaabisay sirdoonka Somnaliya iyo aduunkaba.


ā€¯Warku sidiisaba farxad ayuu ahaan lahaa laakiin tirada ay sheegteen ciidanka Yugaandha waa tiro aad u badan oo aan is qarin karin xilli askarta Amisom ay hadda iska jaqaan lacagta ay qaataan oo ayna wax dagaal qaadin ayuu yiri Cali Calasow.


Warbuixin kooban oo ay bixiyeen ayay ku sheegeen ciidankas Yugaandha ee ka tirsan in sheekada ayna waxba ka jirin oo ayna haynin mid ay ku bedelaan. Beentan cad ayaa wax u dhimaysa wararka dambe ee ay soo saari doonaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.