Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Ciidanka Yugaandha oo gacanta u geliyay xero argagixisada kadibna eedeeyay ciidanka xooga

Ayadoo dawlada Somaliya aad ugu dadaalayso inay dalka saarto ciidanka Afrikaanka ee dhaafay xilligoodii, ayaa ciidanka Yugaandha ee ka mida Amisom lagu eedeeyay inay baneeyeen xero kadibna sidaas ay ku timi argagixisadu.



”Xerada Amisom banaysay waxay ku taala gobolka Shabeelaha hoose, waxayna ka baxeen oo taangiyada la baxeen ayadoo ayna joogin ciidanka xooga dalka, halkaasna waxa kuu muuqatey ujeedo gaara ayuu yiri korneyl Xasan.

”Ciidanka xooga lama ogola inuu xoogeysto, hubka loo ogolyahayna wa kan argagixisadu haysato, marka laba isku awooda maxay iska qaadi karaan, keliya waxay rabaan kooxda beesjha caalamka ee dalkan ku naaxday inay weligood joogaan ayuu yiri Cali Calasow.



Gudoomiyaha shabeelaha hoose ayaa isna sheegay in markii Yugaandheyskula baxayeen taangiyada in ciidaka xoogu joogin goobta. ”Waxay samaysanayaan qiil ah ciidankan Somaliyeed welli diyaar maaha si ay u dheeraystaan joogitaankooda.



”Cidna kama qarsoona inayna rabin in ciidanku dhismo dhawaana waa ogeyn inay qabiileeyeen ciidanka si qayb ka mida u nijaaseeyaan halkaasna ciidanku kala aamin baxo ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...