X

Ciidankii Somali galbeed ee la geeyay furinta Tigree oo sawiro laga soo qaaday

Waxa socda dagaalo goos goosa oo u dhexeeya falaagada Tigreega ee uu taageero Maraykanka iyo Ingiriisku iyo dawlada Itoobiya iyo shacabkeeda. Falaagadan oo ka faaiideysatey xabad joojinta ay dawladu ku baaqday ayaa caruur miiran dagaal gelisay.


Haddaba dawlada Somali galbeed ayaa iyadu ciidamo aan badneyn ku biirisay dagaalka lagu baacsanayo dhiigmiiratadii Tigreega ee hadda dhuumasho ku jooga isla gobolka.

Waxayna iska soo qaadeen sawiro muujinaya halka ay joogaan iyo nooca hubka ee ay faraha ku hayaan. Dabcan ciidanka Somali galbeed oo markii horeba aan badnayn ayaan loo ogoleyn in hub weyn faraha u galo.


Sawirada hoose waa qaar ka mida ciidanka Somali galbeed oo aan guul u rajaynayno (Laba mar tuuji si aad u weynasto sawirka)

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.