24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciro oo booqdey tafaftire ciidanka Muuse Biixi garaaceen oo dhaawacyo halisa qaba

Ciidanka Muuse Biixi ayaa si xun u garaacay tafaftire ka tirsan telefishan Hargeysa ku yaala oo lagu magacaabo Bulsho tv. Tafaftirahan ayaa Burco laga qabtey kadib si xun loo garaacay. Maaha markii ugu horeysay ee ciidanka Muuse Biixi garaacaan jirdil xuna u gaysteen saxaafada maamulka Somaliland.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS