16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciyaaraha kubada koleyga gabdhaha oo ciyaarta kama dambaysta la ciyaarayo

Garoonka ciyaaraha Mira-awaare ee magaalada Garoowe qaybtiisa kubadda kolayga ayaa galabta waxaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo tartanka kubadda kolayga ee hablaha Soomaaliya.

Waxaa galabta ciyaarta kama dambaysta ah isku arki doona hablaha matalaya maamulada Hirshabeelle iyo kuwa matalaya gobolka Banaadir.

Ciyaartan oo aad u xiise leh ayaa waxa sugaya malaayiin Somali ah oo jooga daafaha dunida. Ciyaarta ayaan wali la shaacin in ay dhacayso

20161222636179740979348236The-team[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS