X

Maamulka ciyaaraha gobolka Awdal oo ka mahadceliyay agab ciyaareed oo la soo gaadhsiiyay

Maamulka ciyaaraha gobolka Awdal ayaa ka mahadceliyay agab ciyaareed oo ay soo gaadhsiiyeen ciyaartow hore oo iyagu hadda cuslaaday. Maamulka ayaa soo bandhigey agabka la soo gaarsiiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.