21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciyaarta Sayliciga oo looga qacsiiyay xafladii wanqalka ee degmada Dharwanaaje ee Ismaamulka Somalida

Xafladii Wanqalka ee degmada cusub ee Dharwanaaje ee Ismaamulka Somalida Itoobiya oo magaalo madax u noqotey deegaanada Harawo ayaa waxa ka mid ahaa ciyaarta Sayliciga oo looga qacsiiyay dadkii iskugu yimi xaflada. Xaflada ayaa si weyn looga soo qaybgalay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS