Ciyaaryahanka Messi oo dhaliyay 3 gool iyadoo Barcelona fuushay halka ugu saraysa dhibcaha naadiyada Spain
Barcelona–Ciyaaryahanka Messi iyo Suarez ayaa goolal farabadan u dhaliyay kooxdooda Barcelona oo lix gool ku garaacday kooxda Rayo Vallecano ee naadiyada Spain. Barcelona ayaa hadda ugu dhibco saraysa naadiyada Spain markii kooxda Real Madrib ay garaacday kooxda Athletic Bilbao.
Ciyaaryahanka Messi ayaa sadex gool u dhaliyay kooxdiisa ay ku jiraan rigoorayaal halka Suarez isna dhaliyay inta kale.
![_81479738_suarez_celebration_getty[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/81479738_suarez_celebration_getty1.jpg)
![_81481250_suarez_messi_getty[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/81481250_suarez_messi_getty1.jpg)
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
August, 6, 2022
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u ...
August, 6, 2022
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ...
August, 6, 2022
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...