23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciyaartoyda gobolka Awdal oo Ramaax ku eedeeyay in uu lunsaday kharashkii ciyaaraha

Ciyaartoyda gobolka Awdal oo qabtey shir jaraaid ayaa ku eedeeyay Ramaax in uu lunsaday kharashkii ka soo baxay ciyaaraha gobolada oo ahayd in ciyaartoydu helaan kharash fiican. Ciyaartoyda ayaa la filayay in ay tagaan Hargeysa walise ma bixin sida aan wararka ku hayno.

Maxamede Yuusuf

ARAABINEWS.COM