22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo ku dhaawacmay feerkii Baashe ayaa Hargeysa ku soo laabtey iyo hawlo caafimaad ayaan u tagey UAE

Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa Hargeysa ku soo noqdey kadib dhaawac ka soo gaaray feerkii uu la galay Baashe awgeed uu tagey Imaaraadka . C/raxmaan Ciro oo waxa la arkayay dhutinaya markii uu feeray Baashe kadib. Dhinaca kale wuxuu Siilaanyo ugu baaqay in uu sii daayo odayada iyo wariyeyaasha xiran.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM