Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Berberi Rayaal Qaadan Mayso Intay Hantideedu Guurayso

BISMILAAH

Waxasi is dabajooga ayaamahan ugu soo badanaaya magaalada berbera weeraro joogto ah oo ay xukuumadu ku hayso hantida qaranka ee berbera iyadoo adeegsanaysa rag ka soo jeeda isla gobolkasa heloo uu gadhwadeen kayahay wasiir kuxigeenka xanaanada xoolaha iyo wasiir kuxigeenka warshadaha iyadoo markii xukunkaa loo dhiibay shuruud lagula galay in wixii boob ah ee ay xukuumadu ku qaado gobolka sahel uu isagu u noqdo ka ugu horeeya ee hawshaa gala dhameeyana

 Laakiin maaha shacabka reer berbera kuwo waxaa yeelaaya hadiiba ay dhacdana ay ka xigaan dagaal qorigana ay safaysanaayaan sheikh iyoshariifba .

Iyagoo shacabka berbera arinkaa maalinkii dhawayd labadaa wasiiree caado qaatayaasha ahi sameeyeenee ay ugu hanjabaayeen shacabka berbera ayay kasoo qaybgaleen munaasibadii salaadaciida kadib markuu makarafoonka qabsaday wasiir cali gadheerayaa waxaa hal mar is qabsaday foodhi iyo qaylo dhamaan dadkii goobta salaada ka soo xaadiray iyagoo ku dhawaaqaayey “caado qaatayaal dooni mayno” .

Berberi ka wayn wax go lagu qaado wasiir cali gadheeriyo cali dhagoolana waxaanu u sheegaynaa RAYAAL QAADAN MAAYAAN REER BERBERA INTAY HANTIDOODU GUURAYSO, hadii wakhtigaagii dhamaanayana anagaa u hadhayna hadaad rabtaan inaad boob cad la timaadaana Qori ayaanu kaaga saaraynaa berbera .

Isla wakhtigan hada la joogo waxay labadii nin ee madaxtooyada laga soo shidaaliyay waa cali gadheer iyo cali dhagoolee ay ku sugan yihiin madaxtooyada magalada berbera kuwaa soo magaalada kuwada qalalaaso iyagoo xidh xidhaaya waxgaradkii,dhalinyaradii, aqoonyahankii gobolka iyo weriyayaashii si aan madaxtooyada Hargeisa looga maqal berberi way diidan tahay arinkii haamaha ilayn iyagaa laaluushkii ay sooqaateen ku waayaayee, taa waxaa ka sii daran nin lagu yidhi inaadeerkaa aan dillo haye yidhi alaylahee doqon baan u arkaa.

Damiirka ka damqan waayay dadka baahanee magalada berbera kunool, damiirka ka damqan waayay ardayda kulaylahaa wax kudhiganaysa ee laydhkiina dad gaar ah lagu wareejiyay iyaguna xataa maraxawadihii jaray, damiirka ka damqan waayey dadka dhimirka kaxanuusanaya ee kulku hayo ee xabad maraxawadi u baxayn shacabka kale ee berberi uma damqanayaan damiir laawaha lagu yidhi dadkaaga soo boob walahi qoribay kaxigaan.

W/q : mid ka mida waxgaradka gobolka sahel

           Mohamed Adem Abdulkareem

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...