X

C/raxmaan Ciro oo qado u sameeyay suldaanka Warsengeli: SAWIRO

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa manta qado sharaf u sameeyay suldaanka guud ee beelaha Warsengeli ee gobolka Sanaag. Waxa qadadan joogey wasiirka gaashaandhiga maamulka Somliland wasiir Cadami.

Ujeedada kulankan ayaa ah sidii beelaha Warsengeli u taageeri lahaayeen xisbiga Wadani oo hadda haysta taageerada ugu badan ee beelaha Somaliland.




 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.