X

Dr C/raxmaan Bayle oo soo saaray liistada ugu dambaysay ee tartanka madaxweynaha

Guud ahaan waxa la soo afmeeray musharixiinta madaxweymaha Somaliya u tartamaya bisha soo socota. Musharaxiinta ayaa la bilaabay in laga qabto codsigooda 26kii bishan.



Ilaa 24 musharax ayaa si rasmi ah loo diiwaagaliyay kuwaa oo la filayo in ay ku tartamaan 8da bisha Feberaayo doorashada xilka madaxweynaha dalka hogaamin doona afarta sanno ee soo socota.



Yaa ku Jira ama cusub:

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.