X

Ingiriiska oo cadeeyay cida ay wax u dhimayso sharciga Trump ee Somalida ah

Wasaarada arimaha dibedda ee Ingiriiska ayaa cadaysay Somalida ay wax u dhimayso sharciga Trump ee uu kaga soo horjeeda todoba wadan oo Muslimiina.

Wasiirka arimaha dibedda oo talo ka soo saaray Somalida ay wax u dhimayso ayaa sheegay in Somalida Ingiriiska joogta ee ka dhoofta ayna saamayn ku yeelan doonin laakiin ay wax u dhimmi doonto Somalida haysata baasaboor Ingiriiska ee ka dhoofa Somaliya.



Kala cadayntan ayaa imanaysa xilli uu Trump geliyay jahwareer isagoo si cunsurinimo ah u weeraray todoba wadan oo Muslimiina.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.