X

Muuse Biixi oo markale sameeyay magacaabid hoose

Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa markale sameeyay magacaayhoose halkaas oo uu isku bedelay agaasimeyaal. Maaha markii ugu horeysay ee uu horjooge Muuse Biixi sameeyo isku shaandheyn hoose mudadii xilka loo daayay.


Haddaba warqada Muuse Biixi soo qorey ayaa u qorneyd sidan hoos socota.

C/raxmaan Jaamac Nuur naakhuude waa  agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibedda.


C/naasir Axmed Xirsi waa agaasimaha guud ee deegaanka iyo miyiga.

Maxamed Yuusuf Ismaaciil waa agaasimaha guud ee Tamara iyo macdanta

Axmed Cabdi Ismaaciil Caqli waa agaasimaha guud ee biyaha.

C/waasac Maxamed Yuusuf waa gudoomiye xigeenka hay’adda dhawrista tayada.

Axmed C/risaaq Diiriye waa agaasimaha waa agaasimahaguud ee qandaraasyada.

Maxamed Axmed Xasan (Jabarti) waa agaasimaha guud ee duulista iyo madaarada.

Maxamed Ismaaciil Cilmi was agaasimaha guud ee guddiga maamul wanaaga.

Muuse Biixi ayaa ku fashilmey inuu qabto doorashada deegaanada oo waqtigoodii dhaafeen muddo aad u dheer.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.