X

Cudur tagfidu faafiso oo Shiinaha dib uga dilaacay iyo digniin la soo saaray

Dhaqaatiirta Shiinaha ayaa ka digaya cudur tagfidu faafiso oo dib uga dilaacay dalkaasi gaar ahaan gobolka cudurka Kooro horte uga dilaacay iyo mid u dhow. Tagfida oo ah cayayaan qaniina jidhka ama dhiiga ku nool ayaa la ogyahay inu faafin karo xanuuno.


Caabuqa dhaqaatiirtu ka digeyso ayaa hore uga diley wadamada Koofurta Kuuriya iyo Jabaan ilaa 60 midkiiba. Dhaqaatiirta Shiinaha ayaa sheegay in ila hadda ay u dhinten 7 qof.

‘Dadka jidhkoodu iska difaacayo waxa ku jira dadka talaalan iyo dadka nafaqaysan, waxase uu caabuqan ay faafiso tagfidu u xunyahay dadka difaaca jidhkoodu ay waxyeelo u dhimeen cuduro kale.


Si kastaba ha ahaatee waa digniin ee maaha mid saamaysay dad badan sida dhaqaatiirtu ku nuuxnuuxsadeen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.