X

Lamaane kale oo galaya sawirada arooskooda oo qaraxii Lubnaan kala direy

Madaxweynaha Lubnaan Misheel Coon oo cadaadis kaga yimi Taram ayaa hadda leh waa macquul in gantaal la soo ganay uu qarxiyay kimikada bacraminta ee halkaas laga ilaaway. Haddaba lamaane ale oo iyagu ku jira xilli farxadeed ayaa qaraxa xooga weyn ee u ekaa nukliyeer uu ka kala daadiyay.


Lbadan lamaane iyo sawir qaadaha ayaa halka hawada xooga weyn ee qaraxu soo jiidhey. Lamaanahan ayaa dib u cararay lamana sheegin inay wax noqdeen ama dhaawac soo gaaray.


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.