X

Cudurka Furuqa oo ku faafaya Yurub iyo cida uu haleelayo

Waxa si xawliya Yurub iyo aduunka kalaba ugu faafaya caabuqa Furuqa noociisa laga qaado daayeerka asagoo leh calaamadaha hablo baasta. Cudurkan oo Ingiriiska ku soo horeeyay ayaa hadda wada gaadhay Yurubta.


Waxa la sheegayaa in noocani ka yimi Afrikada galbeed halkaas oo Afrikaanka degan ay la falgalaan xawayaanada ay ka mid yihiin sida daayeerka iyo weliba iyagoo cuna xayawaano suna.


Calaamadaha cudurka ayaa ah xumad saaida, daal iyo madax xanuun. Markuu ugu badan yahay waa hal usbuuc ilaa 10 cisho kadibna waa tagaa laakiinse waxa dhaqaatiirtu leeyihiin waxa loo dhiman karaa aafada uu kaga tago jidhka.


Cudurkan ayaa sida Iboola laga qaadaa dheecaanada. Waxase qudro RABAANI ah in cudurkan ku badan yahay khaniisiinta  Ugu yaraan 8 ka mida bukaan socodka Ingiriiska waa khaniis si la mid ahna kuwa uu ku dhacay ee wadamada Yurub.



”Waa cudur RABI u soo direy khaniisiinta inta hadda ay sheegeen dhamaan waa wada khaniisiin,.Maraykanka ayaa sheegay inuu iibsaday malaayiin daawooyin oo uu sheegay inuu uga hortagayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.