X

Tirada askarta Yukrayn ee is dhiibtey oo 2 kun kor u dhaaftey

Milatariga Ruushka ayaa sheegay in tirada askarta Yukrayn ee is dhiibtey ay kor u dhaaftay 2 kun. Maanta oo u dambeysay waxa isa soo dhiibey 800 oo isugu jira askarta Yukrayn iyo maleeshiyo xagjira oo xasuuqay tiro badan oo shacab Ruusha.


Ruushka ayaa ku dhow inuu xoreeyo labada gobol ee sida buuxda ay u degan yihiin dadka Ruushka ee bariga dalkaasi iyo Koofur. Waxay magaalada masaajidku ku yaaleen ee Maribool qabsadeen bishii hore horaanteedii.


Yukrayn oo Maraykanka iyo xulafadiisa sii baaba’ysa ay wataan ayaa hadda ay la so deristay dhaqaale xumo iyo cunto yaraan. Midowga Yurub ayaa ka dalbaday Ruushka inuu furo dekedaha Yukrayn si loo faaruqiyo qamadiga dalkaasi.



”Hal furo dekedaha Ruushka si loo faaruqiyo qamadiga Yukrayn ayay yiraan midowga Yurub waxase si cad u diidey Ruushka oo sheegay in dadku cunto yaraan u dhiman doonaan Yukrayn.]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.