X

Cudurka Kooro oo gaaray gobolka Awdal

Maamulka Somalilaan ayaa sheegay in dad baaritaano hore ugu socdeen hadda la xaqiijay in ay qabaan cudurka Kooro. Sadex qof ayaa la baaray waana laga helay. Laba ka mida waxay joogaan Hargeysa midna wuxuu joogaa Boorama ayuu yiri afhayeen u hadley maamulka.


Wuxuu sheegay in sadexduba fiican yihiin oo hadda ay la tacaalayaan. Somaliya guud ahaan ayaa kiisaska ay dawladu xaqiijay noqonayaa 25 haddii sadexdan lagu darana ay noqonayaan 28.


Fadhiid Muuse Biixi ayaa qolka hoosta Ka soo dirtey halkii uu gargaar u fidin lahaa dadka nasiibka daran ee isaga hoos fadhiya ayuu yiri Xuseen Warsame oo arkey sida dadku u dhibaateysan yihiin magaalada Hargeysa.

“Waa qorshe xumo iyadoo laga baqayo in dad badan ay u dhintaan gaajo xilli welli diyaarada Itoobiya timaado Hargeysa ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.