X

Cudurka Kooro oo loo adeegsanayo cunaqatayn dhaqaale iyo mid ganacsi: WARBIXIN

Ayadoo wadamada aduunku intooda dib u fureen isku socodka iyo dhaqaalaha. Waxa cudurkan hadda looga faaiideysanayaa in laysku cunaqateeyo oo wadan walba ka kale isku dao inuu ku hayo cunaqataynta socodka.


Midowga Yurub ayaa bilaabay inay kala doortaan wadamada ay u furayaan is dhexgalka diyaaradaha iyo ganacsiga. Wadamada uu cudurka si aada ugu faafay sida Jarmalka ayaa sheegay in wadamo dhowr dadkooda u fasaxi doonaan.


Halka midowga Yurub iyaguna sheegeen inay diideen wadamo cudurku aad ugu yaryahay inay guud ahaan u furaan diyaaradaha iyo ganacsiga kale.


ā€¯Waxay isku soo biyo shubatey in wadanba ka kale uu kaaratiin ku sameeyo waana la filaayay waxaadse fiirisaa halka ay ku dhamaato ayuu yiri Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.