X

Shilalka ka dhaca Hargeysa oo nooc cusub isku bedelay: SAWIRO

Shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaan cidi wax ku noqon sida ay sheegeen dad ka ag-dhawaa, waxase aad loola yaabay halka gaadhiga wax duqeeyay istaagay. Dirawalka gaadhiga dulbaxay gaadhiga kale ayaa la sheegay inuu ku sigtey inuu naftooda waayo haddii aanu dul istaagin gaadhiga kale.


Dad goob joogeyaala ayaa sheegay in dirawalka gaadhiga dusha sare fuuley uu ku socday xawaare saaida amaba laga yaabo inuu bilaa biriig ahaa oo uu ku qaboobay xaga sare.


Si kastaba ha ahaatee waxa dadka goobta isugu yimi ka yaabeen shilalkii Hargeysa oo noocan isku bedelay. Fowdada gobolka ka jirta ayaa keentay shilal badan oo macno daro Ku dhaca.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.