Culimada Ahlu Sunna oo lagu amaanay go’aanka siyaasadeed ee ay qaateen
Culimada Ahlu Sunna ayaa lagu amaanay go’aanka siyaasadeed ee ay ka qaateen hogaanka Galmudug kadib isku dhacyo dhexmaray iyaga iyo maamulka cusub. Culimada Ahlu Sunna ayaa mudooyinkii ay talin jireen dhilkooda uga caariyay argagixisada wahaabiyada ee shabaab.
Hogaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Sheekh Macalin Maxamuud sh Xasan Faarax oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay inay ka tanaasuleen go’aankoodii siyaasadeed ee hogaaminta Galmudug oo ay xaqa u lahaayeen.
Waxaan dhulkaan uga caarinay argagixisada, waanan sii wadaynaa dagaalka looga sifeynayo dalkoo dhan dhiigmiiratada ayuu yiri Sheekh Macalin.
Ma rabno inuu dhiig Ku daato goob aan Ka shaqaynay oo uu Ku faantey dhiiga shuhada badan ayuu raaciyay.
Doorka culimada ay qaateen ayaa waxa soo dhaweeyay dhamaan bulshada Somaliyeed oo sheegay inay tahay doorkii laga filaayay culimada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...