Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Culimo xagjira iyo kuwo kale oo kufri ku tilmaamey hadal uu jeediyay siyaasi

Sheekh Soomow oo aad uga gilgishey wadaadka Maxamed Umal oo caayay rasuulkeena SCW ayaa ka hadley hadal ka soo yeeray siyaasiga hore u gatey badda hadana raba in la soo doorto ee C/raxmaan C/shakuur oo beeniyay xadiis saxiixa oo ku wajahan haweenka.



Xadiiska ayaa sheegaya in haweenka naaqus yihiin halka C/raxmaan C/shakuur Ku sheegay mid aan waxba Ka jirin oo wadaadadu jeebka Kala soo baxeen, inkastoo uu sheegay inuunasi toosa u avaarin xadiis gooniya.

Haddaba wadaadka xagjirka ah ee ku jira xabsiga furan ee Dawladda ee Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in hadalka C/raxmaan C/shakuur yahay mid kufrinimo ah.



“Wuxuu raaligelinayaa gaalada wuxuuna beeninayaa xadiis saxiixa oo uu rasuulku CSW sheegay oo oo saxiixa ayuu yiri Xasan Daahir in dhowba fariimo Ka soo dira xabsiga ilaa xilligii Xasan Sheekh. Waan aqaanaa anigu C/raxmaan wuuna yaqaanaa xadiiska ayuu raaciyay.

Jawaabta C/raxmaan C/shakuur



Waraaq uu saxiixan yahay xisbigiisa Wadajir ayuu Ku cambaareeyay hadalkaaga kina tilmaamey mid ay dawladu ka dambeyso oo argagixisada fursad lagu siinayo. Haddii wax la ii gaystana ay iyadu ka masuul tahay ayuu Ku soo xirey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...