Friday, September 20th, 2024
header










Meta







Cunaqabatayn tii ugu xumayd oo maamulka gooni goosadku saaray gawaadhida ka baxaya Boorama una baxaya Jabuuti: Warbixin

WP_20150109_006Boorama 09 Jan 2015–Cunaqabatayn dhinaca dhaqaalaha ah oo gooni goosadku saaray gawaadhida u kala gooshta Jabuuti iyo Boorama iyo gawaadhidii awal bixi jirtay oo hadda ku dhow gebi ahaanba inayna bixin. Banaanbax ay dhigeen gaadiidleydu ayay u cawdeen wasiirada Siilaanyo inay jidgooyada gooyaan.

Gaadiidleyda ayaa fariin cabasho ah u direy siday ku sheegeen Ciroole” Warancade iyo Cadami inay jidgooyada daadsan Boorama ilaa Quljeed qaadaan haddii kale ay Wabar ku biiri doonaan.

Cunaqabatayntan dhinaca dhaqaalaha oo ah mid baahsan ayaa hadda saamaysay gaadiidleydii halka SNM hore u dhigatay jidgooyo ay dadka baxaya ka qaado qofkiiba sodon doolar.

Gaadiidleydan ayaa hadda sheegay in hal gaadhi kaliya baxo usbuucii halka kahor uu bixi jiray ilaa toban gaadhi. Salaadiinta daacada u ah maamulka ayaa iyagu jecel kaliya inay ka hadlaan daacad ayaan u nahay Somaliland.

Waxa kale oo lagu amrey gawaadgidan in ayna qaadin qof reer Adal oo u socda goboladiisa sida Saylac waxana sharci lagu waydiiyaa Jabuutiyaan Quljeed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay

August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...