X

Cunaqataynta hubka ee la kordhiyay waa mid dano gaara laga leeyahay: RUUSHKA

Waftiga Ruushka oo iyagu ka aamusay cunaqataynta hubka ee Somaliya lagu sii kordhiyay ee ay si gaara u wateen reer galbeedka ayaa sheegay in dano gaara laga lahaa. Waxa kale oo uu ka xumaaday kharashka loo kordhiyay mashruucyada khaniisaynta.



Ruushku wuxuu ku raacay safiirka Somaliya oo isagu sheegay in aan haba yaraatee la tixgelin wadanka la saarayo cunaqataynta. ”Ruushka ayaa sheegay in dano gaara laga leeyahay oo ay tahay wadan ayna jeclayn siyaasadiisa.


”Waa la ogyahay in qorshahan lagu sii kordhiyay cunaqataynta ay leeyihiin Ingiriiska, waxaba ka mida wadamada ku jira 10-ka aan xubinta joogtada ahayn Kiiniya, Noorway oo la ogyahay danaha ay leeyihiin ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.