X

Cuqaal Dhulbahante oo ka qayliyay xeer waraabe ay kula dhaqmeen beesha Muuse Biixi

Cuqaal Dhulbahante qaasatan beesha Jaamac Siyaad ayaa ka qayliyay xeer Waraabe ay ula soo baxeen beesha Muuse Biixi oo nin dhintey mag saartey kadib markii laba gaadhi oo isku dhacay lagu kala baxay gartii. Beesha Muuse Biixi ayaa rabta inay gaadhiga kaxaystaan maadaama uu Hargeysa yaala.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.