X

Hay’adda nabad sugida oo qabatey shabakad argagixiso ah

Hay’adda nabadsugidda ayaa ku guulaysatey qabashada shabakad argagixiso ah oo u qaabilsanayd khawariijta qaraxyada. Waxa gacanta lagu dhigey waxyaalaha qarxan iyo maadooyonka ay ka samayn jireen oo aad u farabadan.


Warkan ayaa imaanaya ayadoo saakadii hore dhagxaan lagu tuurey kaamarooyin ku xiran waddo muhiima


Hay’adda ayaa Ka gaabsatey inay soo bandhigto goobta lagu soo qabtey iyo argagixisadii lagu soo qabtey oo la filaayo in xilli dambe loo qabtey. Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiiratada laga qabto ayagoo xasuuq diyaarinaya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.