X

Daawo: Gurigii waa inoo diyaar xagga sare: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Kadib markii ay soo noqotey jacaylka Jaajuumow waxa meesha ka baxdey qorshaha Ceegaag iyo Hibaaq. Hibaaq ayaa rabta in la diyaariyo guri haddii ay mustaqbal wada yeelanayaan. Waa qayb kale oo xiise taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.