November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Daawo laba muuqaal oo laga soo duubey shirkii Samaroon ee ka dhacay dooxada Geb iyo qodobada oo laga akhriyay

WP_20150126_002Boorama–Araabinews–Shirkii uga socday dooxada Geb beelaha Samaroon ayaa shalay la soo xidhay waxase ka soo baxay qodobo aan cusbeyn oo dadka badankiisu is waydiiyeen ujeedada shirkan fashilmey. Shirkan ayaa fashilmey lamana odhan karo wuxuu ahaa shir laga baaraandegay oo laga soo saaray ajenda xora.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS