09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo: naagtaas booska ka saar: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Hibaaq oo rabta inay ka aargoosato jacaylka Jaajuumow ee masabidey gurigana ka saartey halka Ikraan uu ku dhegenyahay jacaylkeeda cusub.





ARAABINEWS