15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo Ruushka oo isticmaalaya qalabkii ugu dambeeyay oo lagu baadho miinooyinka

Khuburada Ruushku u direy Siiriya ayaa istcmaalaya qalabkii ugu dambeeyay ee lagu baadhayo miinooyinka ay ka tagaan argagixisadu kuna aasaan guryaha ay ku dhuuntaan ee dadkoodii ay ka qixiyeen.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS