17/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/raxmaan Bayle oo ka waramay sida loo maamuli doono dakhliga dalka soo gala

Dr C/raxmaan Bayle oo ah wasiirka cusub ee maaliyada ayaa ka waramay sida loo maamuli doono dakhliga dalka soo gala oo hadda ku maqan maamul jufeedyo aan faaiido soo gelin dalka.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS